Somali News

RW Xamse oo ka qeyb-galay shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa khudbad uu ka jeediyay shir mad...

Agaasimayaal Musuqmaasuq loo haystay oo xoriyadoodii helay

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Talaado ah go’aan ka gartay labo Agaasime oo hore oo ka tirsanaa Wasaaradda S...

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo dhaliiay madaxda DFS

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaal...

Taliye Cabdulqaadir Maxamed Xaashi oo ku geeriyooday dagaal ka dhacay Shabeelaha...

Taliyihii Ururka 3aad ee Daraawiishta Booliiska Soomaaliya ee Gobolka Shabeelaha Dhexe AHUN Labo Xidigle Cabdulqaadir Maxamed Xaas...

RW Xamse oo ka qeyb-galaya shir madaxeedka Jamhuuriyadda Kuuriya iyo Afrika

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambab...

DFS oo shaacisay xiliga la soo afjarayo dagaalka Al-Shabaab

Taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maadeey Sheekh Nuur ayaa sheegay in bishaan Juun ay soo afjari doon...

Duqa Muqdisho oo amar duldhigay gudoomiyayaasha degmooyinka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan isla xisaabtan iyo dardarge...

RW Xamse oo daahfuray barnaamijka “Hooyo u Hiilli Qarankaaga,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daahfuray barnaamijka “Hooyo u...

Erdogan oo si caraleh uga hadlay dhibta lagu hayo shacabka Falastiin

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii ugu baaqay "Dunida Islaamka" inay qaadaan tallaabo mideysan, kadib weerara...

MW Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay shir sanadeedka Madaxweynayaasha Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay shirka sanadeedka Madaxweynayaas...

DFS oo ku dhawaaqday in la gaaray xiligii Bad xiranka

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Soomaalya Saadaam Maxamuud Cabdi oo goordhaw shirjaraa'id ku...

Maraykanka oo iska fogeeyay weerar duqayn ah oo ka dhacay buuraha Calmadow

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in aysan ku lug lahayn weerar duqayn ah oo ka dhacay buuralayda Calmadow ee gobolka Sanaag. I...

SBC Radio Live

Facebook Feed