Somali News

Taliyaha NISA” Ciidamada amnigu waxay ka hortageen qarax …”

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa tegay xaafadda Arbacow ee...

QM oo beenisay inay soo saartay digniin Amni oo Ku wajahan shaqaalaheeda Muqdish...

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa iska fogeeyay warbixin la sheegay in Qaramada Midoobay ay soo saartay oo dhi...

Shir ku saabsan Xasillinta Deegaannada Hirshabelle oo ka dhacay Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaama ayaa guddoomiyay shir ku saabsan Xasillinta Deegaannada Hirshabelle o...

Boosaso:Xukun lagu riday Ninkii dilay masuul ka tirsanaa Jaamacada Bariga Afrika...

Maxkamada Darajada 1aad ee Gobolka Bari ayaa maanta xukun dil ah ku riday Maxamed Abshir Muuse oo Boosaso ku dilay Alle how naxari...

Xildhibaanada kasoo jeeda Puntland oo eedeymo u jeediyay madaxda DFS

Qaar kamid ah Xubnaha labada aqal ee baarlamaanka ee kasoo jeeda Puntland, ayaa walaac xooggan ka muujiyay in dowladda Federaalka ...

Galmudug oo Shaacisay Natiijada imtixaanka Fasalka 8-aad

Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug, ayaa Shaacisay Natiijada imtixaanka Fasalka 8-aad, oo ay wasaaradda sannadkeed...

Joe Biden oo Khudbad macsalaameyn ah u jeediyay Xisbiga Dimuqraadiga & Taag...

Madaxweynaha Xilka kasii degaya ee Dalka Maraykanka Joe Biden oo ka qaybgalay Shir weynaha Xisbiga Dimuqraadiga oo xaadir ka ahaay...

Puntland oo beenisay war ka soo baxay DFS

Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Ceydiid Dirir ayaa beeniyay hadal ka soo yeeray wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda x...

SSC Khaatumo oo digniin ka bixisay duulaanka ay wado Somaliland

Maamulka SSC Khaatumo ayaa digniin culus u diray Somaliland ka dib markii ay Somaliland ku dhawaaqday dagaal ay ku doonayso inay d...

MW Deni oo kulan la yeeshay Danjiraha Maraykanka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan gaara ah la qaatay Danjiraha Maraykanka u qaabilsan Arr...

Golaha shacabka oo Dood ka yeeshay canshuur dowladu soo rogtay

Mudanayaasha Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya oo maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada ...

Cashuurta ay dawladdu ku dhawaaqday in ay qaadayso iyo sida ay shacabku u arkaan...

Cashuurta ay dawladdu ku dhawaaqday in ay qaadayso iyo sida ay shacabku u arkaan?  

SBC Radio Live

Facebook Feed