Somali News

Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh kala hadlay Midowga Yurub ?

Josep Borrell Fontelles oo ah madaxweyne ku xigeenka ahna u qeybsanaha Midowga Yurub ee arrimaha dibadda iyo siyaasadda, ayaa kula...

Somaliland oo sheegtay in maxkamad la saarayo Xildhibaan Maxamed Abiib

Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Guddaha Soomaliland  Cabdillaahi Xuseen Maxamed ayaa sheegay dacwada Maxamed Abiib ay Golaha Wakiilada...

DHALLINYARTA AYAA KA CABANAYA DHAQAALE LA’AAN BAAHSAN!

Xogta kobaca dhaqaalaha ee ay sameyso Qaramada Midoobay ayaa sheegaysa in wax soo saarka gudaha Soomaaliya (GDP) uu kordhay 4.2...

MW Deni oo saxiixay dhisamaha Wadada Ceeldaahir Ceerigaabo

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta goobjoog ka noqday saxiixa heshiiska Mashaariicda Dhismaha, Day...

CASHUURTA BOQOLKIIBA 5% TA AH EE AY DOWLADDA SOAMAALIYA KU DHAWAAQDAY IYO SIDA A...

Dowladda Fadaralka Soomaaliya ayaa soo kordhisay cashuur cusub, taas oo lagu soo rogay iibka badeecadaha ganacsiga taas oo dawlada...

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray dalka Shiinaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada B...

Maxay kawada hadaleen DFS iyo dowlada Turkigu ?

Wasiiradda Gaashaandhiga dalalka Turkiga iyo Soomaaliya ayaa kulan la xariiray xoojinta iskaashiga iyo difaaca amniga labada ku wa...

Golaha Wakiilada oo laalay dacwada xil ka qaadista Xildhibaan Maxamed Abiib

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa laalay dacwadii xil ka qaadista ee ka dhanka ahayd Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf. Kulan aan ...

Shir looga hadlayay doorka ay haweenku ku leeyihiin nabadaynta iyo siyaasadda ay...

Shir looga hadlayay doorka ay haweenku ku leeyihiin nabadaynta iyo siyaasadda ayaa lagu qabtay magaaladda Muqdisho.

Xildhibaan Maxamed Abiib oo Hargaysa lagu xidhay

Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa lagu xidhay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa . ...

DFS oo beenisay in hawada Soomaaliya loo gacan galinayo dal shisheeye

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa beenisay in hawada Soomaaliya loo gacan galinayo dal shisheeye, waxayna sheegtay in aa...

Farmaajo ” Waxaan ka digayaa in dal Shisheeye gacanta loo galiyo Hawada &#...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa digniin u diray dowladda Federaalka Soomaaliya, taasoo ku aadda...

SBC Radio Live

Facebook Feed