Somali News

Shirkii golaha wadatashiga qaran oo la soo Gabagabeeyay

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa meel xasaasi ah maraya, Madaxda ku mideysan Golahaan ee Federaalka, Dowlad-Goboleedyada iyo...

Gudoomiye Aadan Madoobe oo gudoomiyay shirka gudiga joogtada ah

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa 11-aad ku yeeshay Xarunta G...

MW Deni oo kormeeray dhismaha Dekadda Boosaso

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga Boosaaso, ayaa maanta kormeeray Dekadda Bo...

Puntland maxay ka tiri shirka golaha wadatashiga Qaranka ?

Puntland ayaa sheegtay in go’aamada kasoo baxaya shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho ka socda uusan wax saamayn ah ku yeel...

Gen. Asad Cusmaan Cabdullaahi oo guddomiyay shirka Todobaadlaha ee Taliska Bolii...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ee Taliska B...

MW Xasan Sheekh oo daah-furay shirka golaha wadatashiga qaran

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga ...

MW Deni oo diyaarada gaar ah kaga soo dagay Boosaso

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ay siddey diyaarad gaar ah ayaa maanta ka degey garoonka magaalada Boo...

Janaraal Asad: Waxa aan curin doonnaa qorsheyn Amni oo lagu saleeyay Cilmi &...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Janaraal Asad Cismaan Cabdullaahi oo maanta ka hadlay shaqada cusub uu qabtay ayaa sheega...

Maraykanka oo sheegay in Daacishta ku sugan waqooyiga Soomaaliya ay tiradooda ay...

Kooxda Daacish ee ka dagaalanta waqooyiga Soomaaliya (Puntland) ayaa ku dhawaad laba jibaarmay baaxaddooda, sida uu VOA u sheegay ...

Iran oo ilaa 180 gantaal ku ridday Israel

Kaddib marki ay ilaa 180 gantaal xalay ku ridday Israel, ayay Iran aroornimadi hore ee Arbacada maanta sheegtay in ay soo gaba gab...

Tahriibayaal ku geeriyooday xeebaha dalka Jabuuti

Laanta Socdaalka ee Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay in 45 ruux oo tahriibayaal ahaa ay ku dhinten xeebaha dalka Jabuuti, kadib m...

MW JFS oo Muqdisho ka daahfuray Shirweynaha 1aad ee hormarinta maalgashiga Beera...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha looga h...

SBC Radio Live

Facebook Feed