Somali News

RW Xamse oo la kulmay Amiirka leh dhaxalka dalka Kuwait, Sheekh Sabaax

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New...

MW Deni ” Puntland diyaar bay u tahay wadahadal fagaare ah ”

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ku dhawaaqay in Puntland ay diyaar u tahay in ay wada-hadal la gasho dowl...

Somaliland oo walaac ka muujisay hubka ay Masar ugu deeqday Soomaaliya

Somaliland ayaa sheegtay in hubka ay dowlada Masar ugu deeqday Soomaaliya uu gacanta u gali karo qabaa'ilka iyo kooxaha xagjirka a...

MW Xasan Sheekh oo safiiro cusub ku gudoomay warqadaha danjirinimo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Danijirenimo ka gu...

Maxaa looga hadlay kulanka maanta ee Golaha Shacabka?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye ...

MW Qoor qoor oo la kulmay safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa madaxtooyada ku qaabbilay safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya e...

Puntland oo sheegtay inay xaq uleedahay inay hub soo iibsato

Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay, in Puntland ay xaq u leedahay inay keensato hub si ay isugu d...

Qoys lagu eedeeyey dhaqaale Ururinta Al-shabaab oo xukun lagu riday

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta go’aan ka gaartay kiiska loo heysto Xasan Cismaan Aadan, Labo Haween oo u dhaxay iyo Gabad...

Waa sidee waxbarashada caruurta maqalka la’? Caqabadaha ay wajahaan muqaalkan ka...

Waa sidee waxbarashada caruurta maqalka la’? Caqabadaha ay wajahaan muqaalkan kaga boggo.

Wasiirka Amniga oo guddoomiyay shirka ka hortagista hubka sharci darrrada ah

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa guddoomiyay shir loo...

Dad badan oo ku dhintay qarax ka dhacay Iiraan

Qarax weyn oo sababay dhimashada ugu yaraan 30 qof iyo dhaawaca 17 kalena ayaa ka dhacay goob dhuxusha laga qodo oo ku taalla maga...

Waare: Soomaaliya wax dan ah uguma jirto kala jeclaanshaha Itoobiya iyo Masar

Ku xigeenka xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD ahna madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare, ayaa shee...

SBC Radio Live

Facebook Feed