Somali News

Xaalad bani’aadannimo oo daran oo ka jirta Afghanstan

Ururada gargaarka ee Afgaanistaan ka jira ayaa ka digaya, in haddii aan la helin taageero caalami ah iyo ka qaybqaadasho joogto ah...

Guddoomiyaha SODMA oo gaarya Magaalada Jowhar

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo a...

Muxuu ku qotomaa socdaalka Madaxweyne Xasan uu ku tagay Masar ?

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Qaa...

Ilhaan Cumar oo Markii 4aad oo xiriir ah guuleysatay

Ilhaan Cabdullaahi Cumar ayaa markii afaraad oo xiriir ah ku guuleysatay kursiga ay ku fadhiso ee Kongareeska Maraykanka, waxa ay ...

Maamulka Gobolka Banaadir ” 35 ayaa laga helay cudurka HIV”

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in dad 35 oo isugu jira Soomaali iyo Ajanabi laga helay cudurka HIV, iyada oo qaar kamid ah...

Trump oo shaaciyay qorshihiisa Soogalootiga Maraykanka

Donald Trump ayaa ka hadlay soo galootiga sharci darrada ah iyo isku dayga dil ee isaga ka dhanka ah mar uu wada hadal shucuur ka ...

Afrika oo loo raadinayo Kursi joogta ah in ay ka hesho Golaha Ammaanka ee Qarama...

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa shaaca ka qaaday in la joogo waqtigii caqabadda laga hor leexin lahaa in...

Ilhaan Cumar oo u dagaalamaysa dib u doorashada aqalka koongareeska

Codbixiyayaasha Maraykanka ayaa maanta oo Talaado ah codadkooda ka dhiibanaya doorashada horudhaca ah ee Aqalka iyo Senatka ee afa...

Wafdi Xildhibaano iyo Senataro ka Kooban oo gaaray Magaalada Jowhar

Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle Mudane Mahad Xasan Cusmaan ayaa garoonka diyaaraddaha ee Maxamed Dheer...

DFS” Ethiopia wax ka baxsan ganacsi ugama ogolaandoono baddeenna

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Daa’uud Aweys, ayaa sheegay, Soomaaliya inay ku adkaysanayso in aysan marnaba ka tanaasuli doonin ...

Dalalka Yurub oo ku baaqay in la joojiyo xasuuqa Qaza

Jarmalka, Faransiiska iyo Britian ayaa Isniintii ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda Qaza, xilli ay Israa'iil isu diyaarinay...

Muxuu u baaqday kulankii Aqalka hoose ee maanta?

Kulan maanta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu ku lahaa xaruntiisa ayaa u baaqday Koora...

SBC Radio Live

Facebook Feed