Somali News

Gudoomiye Aadan Madoobe ” Waa la xaliyay buuqii golaha ee Maalmahan”...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo Shirgu...

Puntland oo sheegtay in DFS ay deeqaha waxbarasho u diidday ardayda Puntland

Puntland ayaa sheegtay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay ardayda  reer Puntland u diidday deeqaha waxbarasho ee caalamka looga ...

Cabdi Xaashi oo guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu wehliyo Guddoom...

Culimada Soomaliyeed oo baaq ka soo saaray fargalinta Itoobiya

Culimada Soomaaliyeed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa Umadda Soomaaliyeed ugu baaqay in dalka laga difaa...

Ciidanka Israa’iil oo ugu yaraan 31 ruux ku dilay Magaalada Gaza in ka yar 24 sa...

Ciidanka Israa’iil ayaa duqeymaha ay ka geysanayaan Magaalada Gaza kordhiyay saacadihii lasoo dhaafay, ugu yaraan 31 ruux oo dhama...

Khasaare ka dhashay dab ka kacay kaalin shidaal oo ku taala Garowe

Khasaare ba'an ayaa ka dhashay dab xalay qabsaday kaalin shidaal oo ku taalla magaalada Garowe, caasimadda Puntland. Muuqaallo maa...

Doorka Haweenka Iyo Nabadda.

Kulankan oo ay isku yimaadeen haweenka Maamul Gobboleedyada dalka iyo haldoorka haweenka Soomaaliyeed ayaa looga hadlayay sidii ha...

Xarunta Baarlamaanka oo laga mabnuucay shirarka Jaraa’d

Qoraal kasoo baxay xafiiska Guddoonka sare ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa lagu mamnuucay shirarka jaraa’id ee ay xildhibaana...

Maxaa looga hadlay shirkii golaha Wasiirada Soomaliya ?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadla...

Sheekh Shariif oo si adag u dhaliilay hanaanka looga hortagayo damaca Itoobiya

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag u dhaliilay hanaanka dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay u...

Jabuuti oo Itoobiya ka sugaysa inay aqbasho hannaan lagu xallin karo xiisadda So...

Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Mahamoud Ali Youssouf ayaa shaaca ka qaaday mar uu ka hadlayay shir madaxeedka Shiinaha...

Gudoomiye Madaale “Waa dambi in Muqdisho laga taageero Itoobiya”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in aan magaalada Muqdisho ayaa laga taageeri karin damaca badde...

SBC Radio Live

Facebook Feed