Somali News

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay tirada dadka codeynaya doorashada qof iyo co...

Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee Doorashooyinka, Cabdikariim Axmed, ayaa shaaciyay tirada guud ee muwaadiniinta qaatay kaararka codey...

Maraykanka oo 18 sano kaddib jaray lacagtii uu ku bixinayay Ciidamada Afrika ee ...

Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa go’aan qaraar ku qaatay in uu hakiyo lacagta uu ku bixiyo ciidamada sugaya amniga Soomaaliya...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u jawaabey golaha Mustaqbalka Somalia.

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag uga hadlay shirkii ay dhawaan Kismaayo ku yeesheen madaxda Puntland, Jubba...

Taliyihii Guutada Afmeer ee Puntland oo dhaawacmay

Taliyihii guutada Afmeer Col. Sakariye Aadan Cali iyo shan askari oo kale ayaa dhaawac soo gaaray, kaddib markii is-rasaaseyn dhex...

Farmaajo oo sheegay in qabyaalad la dhex galiyay ciidamada xooga dalka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in burbur ku yimid ciidanka xoogga dalka, taas oo ay ke...

Wiil dhalinyaro ah oo xalay lagu dilay Gaalkacyo

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa xalay lagu dilay wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaaabi jiray Cabdullaahi Maxame...

Baarlamaanka Federaalka oo ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda 2026

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Jaamacadda Muqdisho oo Qabtay Madasha Saddexaa...

Madasha Amniga Saaybarka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Muqdisho, iyadoo ay si wadajir ah u soo qabanqaa...

MW Deni oo u safray dalka Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Dowlada Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa u duulay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, kaddib markii uu soo gabaga...

Maxay tahay sababta loo hakinayo duulimaadyada Muqdisho ?

Hay’adda Duullista Rayidka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in Duullimaadka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde)...

Puntland oo shaqada ka joojisay hantidhawre xiriir la yeeshay DFS.

Xukuumadda Puntland ayaa shaqadii ka joojisay mid kamid ah hawl-wadeenadii wasaaradda xanaanada xoolaha Puntland, sababo la xiriir...

Sarkaal u dhow Putin oo qarax lagu dilay

Wararka ka imaanaya Magaalada Moscow ee Caasimadda Ruushka ayaa kusoo warramaya in maanta qarax lagu dilay Madaxii tababarrada Cii...

SBC Radio Live

Facebook Feed