Somali News

Puntland oo ka digtay dhibaateynta shacabka Ajaanibta ah

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa ka hadashay ilaalinta xuquuqda aadanaha ee dadka ajaanibta ah, kaddib markii dadweyne car...

MW Xasan oo la kulmay madaxdii ka qeyb-gashay Shirweynaha Tamarta Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan-doceedyo miro-dhal ah la yeeshay madax ...

Garowe oo laga bilaabay dib u celinta Itoobiyaanka Sharci darrada ku jooga Magaa...

Puntland ayaa maanta Magaalada Garoowe ka billowday howlgallo ka dhanka ah Itoobiyaanka sida sharci darrada ah ku joogaa Magaalada...

Booliiska Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay iska hor imaad khasaare geystay oo...

Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay iska hor imaad barqanimadii maanta ka dhacay degmad...

Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga oo baaritaan lagu sameynayo

Ra'iisul wasaaraha Talyaaniga Giorgia Meloni ayaa sheegtay in la geliyay baaritaanno dhanka garsoorka ah oo ku saabsan sida la y...

Soomaaliya oo kireysatay shirkad xiriir la leh Madaxweyne Trump

Dowladda Soomaaliya ayaa kireystay shirkad fadhigeedu yahay Washington DC oo xiriir la leh madaxweynaha Mareykanka Donald Trump si...

MW Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay Shirweynaha Tamarta Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey Shirweynaha Tamarta Afrika ay...

Taliye Asad oo qaabbilay Madaxa Boliiska Qaramada Midoobay

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Faisal Shahkar oo ah...

Gudiga Doorashada Soomaliya oo war cusub soo saaray

Guddoomiyaha guddiga madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha mudane Cabdikariin Axmed Xasan ayaa ka hadlay deegaan...

DFS oo sheegtay in tobanaan ruux ay ku dileen Howlgallo ay ka fuliyeen gobolka H...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay howlgallo ay saacadihii la soo dhaafay ciidamada xoogga oo kashanaya dad...

MW Guudlaawe oo la kulmay xubno ka socda Gudiga Doorashada Soomaliya

Wafdi ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee doorrashooyinka Qaranka iyo Soodimaha ayaa maanta soo gaaray caasimada Dowladda Hirshab...

SBC Radio Live

Facebook Feed