Latest News

Nabadoono caan ah oo ku dhintay qaraxii Baladweyne

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo uu xigay...

Puntland oo furimaha dagaalka ka mabnuucday qaadka

Puntland ayaa mamnuucday in qaadka loo iib geeyo deegaannada dhaca Furimaha Dagaalka buuraleyda calmiskaad Gobolka Bari sida lagu ...

Qarax ka dhacay magaalada Baladweyne

Kooxda Al-shabaab ayaa goordhaw weerar qaraxyo ku bilaawday ku qaaday Hotel ku yaala Xaafada Howlwadaag ee magaalada Baledweyne. ...

DFS oo digniin kale udirtay dadka la Macaamila Al-Shabaab

Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in ay weli jiraan dad shacab ah oo la macaami...

MW Xasan Sheekh muxuu kala hadlay Culimada Soomaliyeed ?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah xalay ugu sameeyay Culuma’udiinka Soomaaliyeed...

MW Deni oo sheegay in Puntland ay soo martay dayac amni

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Boosaaso kulan kula qaatay qaar kamid ah, cuqaasha, waxgaradka...

“Xisbigeyga wuxuu ku qasbanyahay in uu cod ka helo ….”MW Xasan Sheek...

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay in doorashooyinka dadban ee dalka lagusoo maamula...

In ka badan 1,000 qof oo lagu dilay Suuriya

Kooxaha xuquuqda aadanaha ee kor kala socda xaaladda Suuriya ayaa Sabtidi sheegay, in ugu yaraan 1,000 qof lagu dilay isku dhacyo ...

NISA oo war ka soo saartay dilka horjooge Yuusuf Dheg-naas

Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaysay saaxiibada caalamka, ayaa sheegtay inay duqayn qorsheysan ka f...

Muxuu Madaxweyne Ciro ka yiri dagaalkii Buqdharkayn?

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi 'Cirro', ayaa dagaalkii daraad ka dhacay Buqdharkayn ku tilmaamay weerar...

Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaliya oo wajahay cilad dhanka internet-ka.

Xariga Internet-ka PEACE Cable (Pakistan and East Africa Connecting Europe) ayaa go’ay 4-tii Maarso 2025, waxaana cillad la soo ...

MW Xasan Sheekh oo ka digay Propagandada dalka laga faafinayo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka falceliyay hadallada la xiriira digniinaha dhinaca Am...

SBC Radio Live

Facebook Feed