Latest News

Faahfaahin: Xabsiga Dhexe ee Xamar oo weerar lagu qaaday

Wararka ka imaanaya Xabsiga Dhexe ee Xamar ayaa sheegaya in Israsaaseyn halkaas ku dhexmartay Ciidanka Xabsigaas ee Asluubta katir...

Jubbaland oo Guddi u saartay gubashada Suuqii Degmada Luuq ee Gobolka Gedo

Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in Guddi gaar ah loo xilsaarayo soo q...

Ilaa 60 meyd oo laga helay xaafado ka tirsan Magaalada Gaza

Ciidamada Israa'iil ayaa xalay dib uga baxay qeybo ka mid ah magaalada Gaza, kaddib muddo todobaad ah oo ay duqeymo ba’ani ku haye...

Biden oo ku adkeystay inuusan ka baxeyn tartanka madaxtinimada

Isaga oo doonaya in uu dib u soo nooleeyo ololihiisa dib-u-doorashada ee halganka ku jira, ayuu Madaxweyne Joe Biden Jimcihi shala...

Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Safiirka Maraykanka

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti uu hoggaaminayo safiirka dalka Ma...

William Ruto oo kala diray golahihisii wasiirada

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa maanta ah kala diray dhammaan golihiisa Wasiirada, wuxuuna ballan qaaday inuu soo dhisi doono...

Maxaa looga hadlay shirkii golaha Wasiirada ee DFS ?

Golaha Wasiiradda ee Xukumadda Federaalka ayaa maanta shirkoodii toddobaadlaha ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyada oo uu guddoomi...

Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho oo beenisay war laga Faafiyay

Dawladda Maraykanka ayaa meesha ka saartay warar sheegaya in ergayga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Mike Hammer...

Xaaskii Abu Bakar Al-Baghdadi oo dil lagu xukumay

Maxkamad ku taalla Ciraaq ayaa dil toogasho ah ku xukuntay xaaskii hoggaamiyihii kooxda Daacish ee la dilay, Abu Bakar Al-Baghdadi...

Somaliland ” Waxaan iska difaacaynaa cadow isasoo bahaystay ”

Shir aan caadi ahayn oo ay Golaha Wasiirada Somaliland yeesheen oo uu shir guddoominayay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa laga s...

MW Axmed Madoobe oo la kulmay saraakiil Mareykan ah

Madaxweynaha Jubbaland  Axmed Madoobe ayaa Kismaayo ku qaabilay taliyaha  dowladda Maraaykanka u qaabilsan hawlgallada gaarka ah e...

Fadhigii Baarlamaanka ee maanta oo baaqday

Kulanka labaad ee Kalfadhiga Shanaad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo mudaneyaashu maanta ku ballansanaayeen...

Facebook Feed

Twitter Feed