Latest News

Caabudwaaq oo maanta lagu qisaasay Cabdixakiin Axmed oo horay u dilay Wariye Bul...

Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa maanta dil toogasho ah lagu filiyey Cabdixakiin Axmed Cigaal oo laga oofiyay qisas...

Golaha Wasiirada Soomaliya oo ansixiyay Hishiis shidaal baaris ah

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo galabta yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyey Heshiis ku ...

Villa Soomaliya oo abaalmarisay arday Qur’aan ku Tartantay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ...

SODMA oo gargaar bani aadamnimo u dirtay Jubbaland.

Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee Sodma ayaa gargaar bani aadamnimo oo gaaraya 4,000 oo tan maanta u dirtay...

Maxay ansixiyeen gudiga joogtada ah ee golaha shacabka ?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 16-aad ee Guddiga Joog...

RW Xamse oo la kulmay safiirka Shiinaha ee Soomaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Feseraalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiikiisa ku qaabilay Ergeyga Ga...

Baarlamaanka Guud ee Afrika oo hoggaan cusub doortay

Dalka Koonfur Afrika, waxaa ka dhacday doorasho lagu soo doornayey hoggaanka cusub ee uu yeelan doono baarlamaanka guud ee Afrika,...

Puntland oo kahor timid waxkabadalka Dastuurka Dalka

Puntland ayaa shaacisay in ay diidan tahay qabyo-tirka Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Dalka oo cutubyada 1aad ilaa 4aad uu furay Ba...

Dekada Muqdisho oo lagu qabtay Kunteenaro Maandooriye ah

Galinkii dambe ee Shalay ayaa Dekada weyn ee magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay maandooriye aad u badan oo ah nooca Soomaalidu u...

SSC oo eedeymo u jeedisay madaxda dowlada Soomaliya

SSC- Khaatumo ayaa ku eedeeysay dowladda federaalka Soomaaliya in mashaariic loogu talo galay degaanada SSC- Khaatumo loo marsiiya...

Banaanbax lagu taageerayo ‘Dhammaystirka Dastuurka oo Muqdisho ka dhacay.

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Taalada Daljirka Daahsoon waxaa maanta ka dhacay bannaanbax lagu taageerayo dhammaystirka Dastuurka ...

RW Xamse oo gudoomiyay shir looga hadlayay wax soo saarka dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey sidii k...

SBC Radio Live

Facebook Feed