Puntland oo kahor timid waxkabadalka Dastuurka Dalka

Puntland ayaa shaacisay in ay diidan tahay qabyo-tirka Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Dalka oo cutubyada 1aad ilaa 4aad uu furay Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Puntland ayaa diidmadeeda ku xoojisay in aanay loo dhammayn dib u eegistaas Dastuurka Kumeel-gaar ah ee Dalka sidaas awgeed loo baahan yahay in marka hore laga wada-xaajooda oo dhinacyada heer Federaal & heer Dowlad-Goboleed isugu yimaadaan wadatashi.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed