Latest News

DFS oo si adag uga hadashay Markab hub siday oo ay Puntland qabatay

Dowladda Soomaaliya maamulka Puntland ku eedeysay afduub iyo xad-gudub lagula kacay sida ay sheegtay markabka SEA WORLD oo dhawaan...

Jubbaland oo ciidan dheeraad ah geeyay magaalada Beledxaawo

Wararka ka imaanaya magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Maamulka Jubbaland ciidamo dheeraad ah geeyay gudaha deg...

Puntland oo shacabkeeda ku amrtay inay dagaal u diyaar garoobaan.

Taliyaha guud ee ciidanka difaaca dowladda Puntland Gen. Aadan Cabdi Xaashi ayaa ka warbixiyey halka uu marayo hawlgalka ciribtirk...

NISA oo howlgallo ka fulisay gobolka Shabeellada Hoose

Ciidanka Dowladda gaar ahaan Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa howlgallo saacadihii la soo dhaafay ka samee...

Jubbaland oo Xukun Ku Riday 4 Haween ah oo Lagu Eedeeyay Basaasnimo

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Jubbaland ayaa xukun ka soo saartay dacwad ciqaabeed oo loo haystay afar ...

Soomaaliya oo ku dhawaaqday in ay gurmad degdeg ah la gaareyso gobolka Awdal

Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gurmad degdeg ah gaarsiin doonto dadka ay abaartu saameysay ee ku sugan gobolk...

NISA oo digniin u dirtay Ganacsatada Soomaliyeed

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka NISA ayaa maanta soo saartay digniin iyo wargelin ku wajahan dhammaan ganacsatada iyo...

Madaxweyne Xasan oo la kulmay Mucaaradka Soomaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta mar kale la kulmay xubnaha Mucaaradka ee Madasha Sa...

DFS oo diiday in Itoobiya ay ka qeyb gasho tababar militery oo ka dhacay xeebaha...

Wasaaradda Gaashandhiga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa diiday in Ciidamada Itoobiya ay qeyb ka noqday dhoolatus tababar militery ah...

Puntland oo Markabkii huba siday keentay Dekedda Boosaso

Laamaha ammaanka badaha Puntland ayaa dekedda Boosaaso soo gaarsiiyey markabka Sea World oo maalinimadii shalay lagu qabtay xeebah...

RW Xamse oo qaabilay Danjiraha Ururka Jaamacadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya....

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiikiisa ku qaabilay Danjiraha...

DFS oo ka gaabstay Markab hub sida oo ay Puntland qabatay

Wasiirka Gaashaandhigga Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka gaabsaday inuu ka jawaabo su’aal laga weydiiyay markab...

SBC Radio Live

Facebook Feed