Agaasimaha Waaxda Sugnaanta Cuntada Iyo Isbadalka Cimilada ee Wasaaradda Beeraha, ayaa sheegay in dowaladda fadeeralka Soomaaliya iyo hay’adaha gargaarku ay ka wadda shaqaynayaan sidii loo bad baadin lahaa, saddex milyan iyo lix boqol oo kun oo qof oo qarka u saaran in ay wajahaan macaluul.
SBC is non Governmental media group (Radio, Television and Internet, SBC was established in June 2001 and its first FM Radio established in Puntland/North Eastern Somalia region.