Xukuumadda Puntland ayaa shaqadii ka joojisay mid kamid ah hawl-wadeenadii wasaaradda xanaanada xoolaha Puntland, sababo la xiriira wadashaqayn uu la yeeshay Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud.
Puntland oo shaqada ka joojisey Hanti-dhowrihii Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Abwaan Ciiro, kadib markii uu suugaan ku ammaanay garabkiisana ka soo muuqday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shaqooyin ka wadey Muqdisho.


