Madaxwayne hore oo xabsiga ugu jiray in u daroogada ka ganacsado oo laga siidaayay dalka Mareykanka

Madaxweynihii hore ee dalka Honduras islamarkana lagu helay dambi ah ka ganacsiga daroogada Juan Orlando Hernández, ayaa laga sii daayay xabsi ku yaala dalka Mareykanka kadib markii uu cafis u fidiyay Donald Trump.

Waxa uu ku xukunaa 45 sano oo xabsi ahisga oo lagu eedeeyay in uu si xilkiisa u isticmaalay in boqolaal tan oo kookayn ah la so galiyo gudaha Maraykanka.

Xaaskii ayaa u mahadcelisay madaxweynaha Mareykanka. cafiska ayaa kusoo beegmaya xilli Mr Trump uu cadaadis weyn saaray dalka Venezuela, isagoo ku eedeeyay dowladda inay ku lug leedahay ka ganacsiga daroogada.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed