Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Horumarinta Magaalada Boosaaso ee dhawaan la magacaabay, waxaana ku wehelinayey Guddoomiyaha Degmada Boosaaso, Dr. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cali.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta qorshayaasha horumarineed ee magaalada Boosaaso.
Gudigan oo dhawaan la magaacabay ayaa loo xil saaray ka shaqeynta hormarinta magaalo Ganacsiga Puntland ee Boosaso

