Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Tahriibayaal ku geeriyooday xeebaha dalka Jabuuti

Laanta Socdaalka ee Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay in 45 ruux oo tahriibayaal ahaa ay ku dhinten xeebaha dalka Jabuuti, kadib markii quuseen biyaha Badda Cas doomahii ay la socdeen.

Dadkaan dhintay ayaa qeyb ka ahaa 310 ruux oo saarna laba doomood oo kasoo shareecday xeebaha dalka Yamen, waxaana dadkaas laga badbaadiyay 32 ruux kaliya, halka 233 ruux oo kale wali lagu laโ€™ yahay nolol iyo geeri.

32-da ruux ee laso badbaadiyay ayaa la dajiyay mid ka mid ah xarumaha sida gaar ah u qaabilsan gacan ku heynta tahriibayaasha oo ku taala dalka Jabuuti.

Ciidanka Badda Jamhuuriyadda dalka Jabuuti iyo howl wadeenada Hayโ€™adda Socdaalka Adduunka ee IOM ayaa lasoo warinaya iney ku howlan yihiin soo badbaadinta dadka la waayay oo wali laga raja qabo qaarkood iney nool yihiin.

Si kastaba ha ahaate dowladda Jabuuti iyo Hayโ€™adda IOM wali ma sheegin jinsiyadda dadkaan muhaajiriinta ah ee doomahii ay saarnayeen kula qaraqmeen badda dhexdeeda sababaha keenay in tiro intaas la eg ay kusoo raacaan laba doomood kaliya.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed