Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Hoggaamiyaha ururka Xisbullah Xasan Nasrallah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday dalka Lubnaan

Ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan ayaa xaqiijiyay in hogaamiyahooda Xasan Nasrallah lagu dilay duqeyn Israaโ€™iil ay habeenkii Jimacaha ka fulisay dalka Lubnaan.

Ciidamada ayaa sheegay in ay โ€œbartilmaameedsadeenโ€ xarumaha ururka Xisbullah, ee ku yaalla โ€œmeel dhulka hoostiisa oo laga hoos dhisay dhismo deegaan ah oo ku yaalla aagga Dahieh ee magaalada Beirut.

โ€œSayid Xasan Nasrallah, Xoghayaha Guud ee Ururka Xisbullah, wuxuu ku biiray saaxiibadiisa weynaa ee shahiiday, ee uu hoggaaminayay muddo ku dhow 30 sano,โ€ ayaa lagu yiri bayaan ay soo saareen kooxda ay taageerto Iran.

โ€œWaxaan rajeyneynaa in tani ay wax ka beddesho ficillada Xisbullah,โ€ Gaashaanle Dhexe Nadav Shoshani ayaa u sheegay suxufiyiinta ka dib markii IDF ay sheegtay inay dishay Nasrallah.

Bayaanka ayaa lagu sheegay in Xisbullah ay wacad ku martay inay sii wadi doonto dagaalka ka dhanka ah Israaโ€™iil iyo taageerada ay siiso Falastiin.

Dowladda Israaโ€™iil ayaa dhanka kale sheegtay in ay heegan sare ku jirto kadib dilka Nasrallah.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed