Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Joe Biden oo Khudbad macsalaameyn ah u jeediyay Xisbiga Dimuqraadiga & Taageerayaashiisa

Madaxweynaha Xilka kasii degaya ee Dalka Maraykanka Joe Biden oo ka qaybgalay Shir weynaha Xisbiga Dimuqraadiga oo xaadir ka ahaayeen Xubnaha Xisbigaas iyo taageerayaashiisa ayaa u jeediyay khudbad macsalaameyn ahayd oo si qiiro leh uga hadlay arrimo badan.

Joe Biden ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa markale in uu hoggaamiyo Doorashada Dalkaas ka dhacaysa 5ta Bisha Nofeembar 2024 balse xaalado kusoo kordhay dartood uu uga haray, waxa uu bogaadiyay sida ay taageerayaashu isugu soo baxeen markii la doortay.

Xarunta Shirka ka socda ee Khudbadda uu ka jeediyay Madaxweynaha xafiiska banneenaya ee Joe Biden oo ah Magaalada Chicago waxaa la arkayay Dad badan oo sacab u tumaya isla markaana u istaagay intii uu hadal-jeedinta uu waday.

Waxa ay Dadkaas ku dhawaaqayeen โ€œMahadsanid Joe Bidenโ€ waxaana intaas kaddib la arkayay isaga oo indhaha marmaraya sida qof idin iska tiraya oo kale, waxa uu gunaanadkii kula dardaarmay in ay awood iyo niyad muujiyaan doorashada dhowaan dhaceysa.

Mar uu soo hadal qaaday dibadbaxyada dalkiisa ka dhacay ee looga soo horjeeday xasuuqa Israaโ€™iil ay ka geysaneyso Magaalada Gaza waxa uu difaacay Dadka isusoobaxa dhigaya maadaama uu sheegay in Dad badan lagu dilay Magaaladaas ay xaq u leeyihiin in ay dareenkooda muujiyaan.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed