Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Ilhaan Cumar oo u dagaalamaysa dib u doorashada aqalka koongareeska

Codbixiyayaasha Maraykanka ayaa maanta oo Talaado ah codadkooda ka dhiibanaya doorashada horudhaca ah ee Aqalka iyo Senatka ee afar gobol.

Waxaa tartanka ku jira hal tartan oo goโ€™aamin doona masiirka siyaasadeed ee xildhibaanka Minnesota ee Ilhaan Cumar oo muddo dheer kamid ahayd aqalka Koongareeska ee dalka Maraykanka.

Indhaha oo dhami waxa ay eegayaan tartanka dib-u-doorashada Ilhaan Cumar. Don Samuels oo hore uga tirsanaa golaha deegaanka Minneapolis ayaa Ilhan Cumar kula tartamaya degmada 5-aad ee gobolka Minnesota.

Ilhan ayaa Don Samuels ku garaacday doorashadii laba sano ka hor, laakiin mar kale ayay iska hor imanayaan. Waana doorasho xisbiga dhexdiisa ah.

Samuels ayaa ku doodaya in Ilhan Omar, oo ka mid ah dadka aadka u dhaliila dawladda Israaโ€™iil, ay aad u kala qaybisay degmada lagasoo doorto.

Ku guuleystaha doorashada horudhaca ah ayaa la filayaa inuu si fudud ugu guuleysto doorashada November 5, taasoo muhiim u ah xisbiga Dimuqraadiga oo madaxweyne u wata Kamala Harris, oo tartan la galaysa Donald Trump.

Dimuqraadiga ayaa horey u lumiyay laba xubnood oo kala ah, Jamaal Bowman, iyo Cori Bush, taasoo dib u dhac ku keentay xisbiga.  Bush, Bowman iyo Ilhan Omar ayaa ah 3 qof oo katirsanaa  Congareeska oo aad  u dhaliila xukuumadda Israaโ€™iil.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed