Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

RW Bangladesh oo iscasishay ka dibna dalka ka baxday

Raiisal wasaaraha Bangladesh Sheikh Hasina ayaa is casishay isniintii waxayna ka carartay dalkeeda, sida laga soo xigtay ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo, xilli ay dalkaas ka socdaan mudaharaado rabshado wata, oo ah kuwii ugu xumaa ee dalkaas soo mara muddadii uu jiray.

Taliyaha ciidamada General Waker-Us-Zaman oo khudbad ka jeediyay taleefishinka ayaa sheegay in Hasina oo 76 jir ahi, ay ka baxday dalka, lana soo dhisi doono dowlad ku meel gaar ah.

Warbaahinta dalkaas ayaa ku soo waramaysa in Sheikh Hasina inay dalka kaga dhooftay diyaarad milateri, waxaana raacday walaasheed. Sheikh Hasina ayaa u jihaysatay dhinacaas iyo gobolka West Bengal ee dalka Hindiya, kaas oo ku yaalla xuduudda ay Hindiya la wadaagto Bangladesh, inkasta oo warar kalena ay sheegayaan inay ku jihaysan tahay gobolka Tripura ee ku yaalla woqooyiga Hindiya.

Wakaaladda wararka ee Reuters, arrintan uma suuro gelin inay si degdeg ah u xaqiijiso.

Muuqaallada taleefishinada ayaa muujinayay kumannaan qof oo ku soo qul qulaya waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Dhaka iyagoo aad u faraxsan oo qaylinaya isla markaana sita hal-ku-dhegyo kala duwan. Sidoo kale kumanaan qof ayaa xoog ku galay guriga rasmiga ah ee Hasina.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed