Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga oo gaaray Itoobiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Turkiga Hakan Fidan ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa si uu Raโ€™iisul Wasaare Abiy Ahmed & Wasiirkiisa Arrimaha Dibadda Taye Atske Selassie ugala hadlo xal u helista xiisadda u dhaxeysa Itoobiya iyo Soomaaliya.

Tallaabadaan ayaa ah mid lagu horumarinayo sare u qaadista qorshaha Dowladda Turkiga ay dhowaan billowday in ay ku dhexdhexaadiso Dalalkaan deriska ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya kaddib markii Xukuumadda Addis Ababa ay shaacisay heshiis dhaawac ku ah midnimada Soomaaliya.

Hakan Fidan oo horay ula kulmay Labada Wasiir Arrimo-Dibadeed ee Soomaaliya & Itoobiya ayaa wadahadal dadban dhexmariyay inkasta oo aanay jirin natiijo rasmi ah oo laga gaaray balse waxa uu kulankaas hordhac u ahaa wadaxaajoodka uu haatan ku howlan yahay.

Qaar kamid ah Warbaahinta ayaa qoraallo ay ka qoreen safarka Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, dhaqangalka heshiiska difaaca badda ee Ankara, wadahadalkii horay u socday iyo arrimo kale oo dusha ka saaran ayaa durba indhaha uwada jeedisay dhanka Addis Ababa.

Sababtu waa in ay ka war dhowreyso waxa kasoo bixi kara kulamada maanta ay yeelanayaan Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, dhiggiisa Itoobiya iyo Raโ€™iisul Wasaare Abiy Ahmed oo qudhiisa heshiiskaan la galay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Turkiga waxa uu cilaaqaad wanaagsan la wadaagaa Xukuumadaha Muqdisho iyo Addis, waa tan keentay in loo arko in uu yahay Dalka keliya ee hoos u dejin kara Siyaasadda sii xumaaneysa ee Dowladahaan deriska ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed