Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Jabuuti oo beenisay war ka soo baxay Soomaliland

Dowlada Jabuuti ayaa eedayn aan raadlahayn ku tilmaantay hadalkii uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ku sheegay in Jabuuti ay martigalinayso jabhad kasoo horjeeda Somaliland.

Wasiirka Maaliyada Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaale, ayaa qoraal kuu ku baahiyay bartiisa X hadalka Madaxweyne Biixi ku tilmaamay mid aan raadlahayn.

โ€œWaxan ka xumahay eedaynta aan raadka lahayn ee nooga timid madaxda Somaliland, Jabuuti waa goob u taagan wadajirka iyo is dhexgalka gobolka, waa barada nabada gobolka, wax kale kama shaqaynoโ€ ayuu yidhi Ilyaas Muuse Dawaale.

Waxa uu sheegay in Jabuuti ay waligeed ahaan doonto meel gobolka isku haysa oo aan kala qaybin, isla markaana anay waligood dhexgali doonin arrimaha guddaha ee jaarkooda.

โ€œSida darteed fadlad Jabuuti ha dhexgalinina siyaasadihiina guddaha ama ajendayaashiina, xasuuso shalay waxa nalagu eedeeyay in aanu Somaliland gacan ka siinay dagaalkii gobolka SSCโ€ ayuu yidhi.

Marka laga yimaado diidmada Dawaale, madaxda dhaqdhaqaaqa Awdal State ayaa ku sugan caasimada Jabuuti, iyaga oo hanjabaado usoo diraya Somaliland, isla markaana xaflad ayay ku qabsadeen Jabuuti xalay.

Xidhiidhka Somaliland iyo Jabuuti ayaa xumaaday kadib markii ay Somaliland iyo Itoobiya wadagaaleen heshiis dhinaca badda ah, iyada oo ay Jabuuti heshiiskaas u aragtay khatar dhaqaale.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed