Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Diyaarad uu la socday Madaxweyne ku xigeenka Malawi oo la waayay

Diyaarad nooca Militariga ah oo uu la socday Madaxweyne ku xigeenka Dalka Malawi Saulos Klaus Chilima ayaa la waayay halka uu jaan iyo cirib dhigay sida ay sheegeen masโ€™uuliyiin katirsan Dalkaas oo xogtaan si kooban Warbaahinta ula wadaagay.

Diyaaradaha militariga ayaa ku howlan baadi-goobka Madaxweyne ku xigeenka Dalkaas waxaana loo badinayaa in ay cillad qabsatay ama shil gashay inkasta oo aanay warkaasi xaqiiqsaneen balse waa mid kamid ah hadal-haynta taagan.

Xiriirka Diyaaradda ayaa la waayay waxaana Isgaarsiinta gaarka u ah Diyaaradaha laga laโ€™ yahay Diyaaraddaas uu la socday Madaxweyne ku xigeenka Dalka Malawi, waxaa la socday 9 xubnood oo aan la shaacin derajaooda iyo xogtooda.

Diyaaraddu waxa ay kasoo duushay Caasimadda Dalka Malawi ee Lilongwe waxa ay ku guuldaraysatay in ay ku degto Garoonka Caalamiga ah ee Mzuzu oo 370 KM kaga beegan dhanka Waqooyi ee xarunta Dalkaas.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed