Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Erdogan oo si caraleh uga hadlay dhibta lagu hayo shacabka Falastiin

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii ugu baaqay โ€œDunida Islaamkaโ€ inay qaadaan tallaabo mideysan, kadib weeraradii ugu dambeeyay ee Israel ay ka fulisay Gaza.

โ€œWaxaan hayaa kalmado aan ku iraahdo dunida Islaamka: maxaad sugaysaan si aad goโ€™aan midaysan u qaadataan?โ€ ayuu Erdogan u sheegay xildhibaano ka tirsan xisbigiisa AKP.

โ€œIsrael khatar kuma ahan Gaza oo kaliya balse waxay khatar ku tahay dhammaan baniโ€™aadamka.โ€

Madaxweyne Erdogan ayaa sidoo kale weerar culus ku qaaday Qaramada Midoobay, isaga oo sheegay in ruuxdeeda ay ku dhimatay Gaza.

โ€œQaramada Midoobay xitaa ma ilaalin karto shaqaalaheeda, maxaad sugeysaan si aad tallaabo u qaadaan? Ruuxdii Qaramada Midoobay waxay ku dhimatay Gaza,โ€ ayuu yiri Erdogan.

Hadalka Erdogan ayaa ku soo beegmay xilli Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu kulan ka yeeshay weerar lagu hoobtay oo ay Israel ku qaadday xero barakacayaal oo ku taalla galbeedka Rafah Talaadadii, kaasi oo ay ku dhinteen 21 qof, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan difaaca madaniga ah oo ku sugan Gaza.

โ€œMa jirto dal ammaan ah ilaa iyo inta aysan Israel raaceyn sharciga caalamiga ah oo aysan dareemeyn in uu qabanayo sharciga caalamiga ah,โ€ ayuu yiri Erdogan isagoo ku celceliyay eedeymaha ah in Israel ay โ€œxasuuqโ€ ka geysanayso Gaza.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed