Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

MW Mustafe Cagjar oo war cusub soo saaray

Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo kulan la qaatay qaar kamid ah dhalinyarada Dowlad degaanka Soomaalida ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay kamid ahayd arrimaha suuqgaynta xoolaha nool oo hadda ka hor ay dhibaato ka jirtay xoolaha nool ee lakeeno Sayladda magaal Jigjiga.

Madaxweynuhu waxa uu sheegay in ka dowlad ahaan xal laga gaaray dhibaatadii hadda ka hor haysan jirtay dadka ka ganacsada xoolaha nool, kuwaas oo markay xoolahooda usoo wadaan magaalooyinka waawayn ee degaanka Ciidamadu ku dhici jireen duleedka magaalada iyagoo sabab uga dhigaya inay xoolahaas yihiin waxa ay ku sheegeen Kootarabaan.

โ€œWaxaa la goโ€™aamiyay inaan la qaban xoolaha ka imaanaya Baabili iyo magaalooyinka kale,  goโ€™aanka hadda yaalla Xafiiska Canshuuraha ee heer Faderal qeybta degaanka Soomaalida ayaa ah inaysan Kootarabaan ahayn xoolaha ka imaanaya Dhagaxbuur iyo kuwa la keenayo magaalada Jigjigaโ€ ayuu yiri Madaxweyne Mustafe Cagjar.

Madaxweynuhu waxa uu intaas ku daray inay dhici karto inay jirto dhacdooyin lid ku ah waxa lagu heshiiyay oo ah inaysan Kootarabaan ahayn xoolaha Jigjiga lakeenayo, kuwaas oo Madaxweynuhu sheegay inay gaysanayaan dad hoose balse waxa uu carrabka ku adkeeyay in arrimahaasi markay cabashadooda soo gaadho Dowladda in markaaba la xalliyo, waa siduu hadalka u dhigay Madaxweynuhu.

Si kastaba ha ahaatee, waxaa horey u jirtay in xoolo badan oo isugu jira Ari, Loโ€™ iyo Geel laga kala keenay magaalooyinka ku dhow Jigjiga oo loosoo iib geeyay magaalada Jigjiga, ay dhexda u galaan Ciidamada Faderal Booliska kadibna ay xoolihii la wareegaan iyagoo ku sheegaya inay xoolahaasi yihiin kuwo aan sharci ahayn ama Kootarabaan ah, balse hadda Madaxweynuhu waxa uu sheegay in arrintaas heshiis buuxa laga gaaray.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed