Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Madaxweynihii Iiraan oo Geeriyooday

Warbaahinta Iran ayaa ku dhawaaqay in madaxweynaha Iran Ibrahim Raโ€™iisi iyo wasiirkiisii arrimaha dibadda iyo saraakiil la socotay ay dhammaan ku dhinteen, shil diyaarad hellikobter ah oo xalay ka dhacay buuralleyda u dhaxeysa gobolka Bariga Azerbaijan ee dalka Iran.

Saraakiil ka tirsan Iran oo ka gaabsaday in magacooda lasoo xigto, ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u xaqiijiyay geerida Raโ€™iisi iyo madaxdi kale ee Dowladda Iran ee la saarnaa diyaaradda hellikobterka ah.

โ€œMadaxweyne Raisi, wasiirka arrimaha dibadda iyo dhammaan rakaabki la socday kulligood waxay ku dhinteen shilkaโ€ ayuu yiri sarkaalka la hadlay Reuters, ee codsaday in aanan la magac-dhabin sababo la xiriira warkaan oo ah mid xasaasi ah.

Wakaaladda wararka Iran ee Mehr ayaa sidoo kale xaqiijisay dhimashada madaxweynaha, iyada oo qortay sidan โ€œdhammaan rakaabki la socday hellikobterti wadday madaxeynaha Iran iyo wasiirki arrimaha dibadda waa ay shahiideenโ€.

Goor sii horreysay oo saakay ah, warbaahinta dowladda Iran ayaa sheegay in diyaaraddi ay la socdeen madaxweynaha iyo wasiirka arrimaha dibadda Hossein Amirabdollahian ay gabi ahaanba gubatay kaddib marki ay ku dul dhacday dhulka buuraleyda ah.

Telafishanka qaranka Iran ayaa isna soo daayay sawirro muujinaya burburka iyo gubashada diyaaradda, isaga oo ku warramay in diyaaradda hellikobterka aheyd ay ku dhacday cirifka ugu sarreysa ee mid ka mid ah buuraha ay kusoo dul dhacday.

Wakaaladda wararka Iran ee IRNA ayaa sheegtay in Raโ€™iisi uu la socday diyaarad nuuca qummaatiga u kacda ah oo lagu sameeyay Mareykanka, nooceeduna ahaa Bell 212 helicopter.

Raisi, oo ahaa 63 jir ayaa xilka madaxtinimada Iran loo doortay sannadki 2021-ki, isla marki la dhaariyay wuxuu adkeeyay qawaaniinta anshaxa isaga oo kor kala socday olole dadka looga reebayay munkarka, kaas oo sababay bannaanbaxyo looga soo horjeestay dowladda.

Wixi warar ah ee ku soo kordha dhimashada madaxweynaha iyo wasiirka arrimaha dibadda Iran, halkaan ayaad kala socon doontaan, haddii uu ALLE idmo.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed