Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Daadad ku dhuftay Afghanstan oo khasaare dhaliyay

Saraakiisha Afgaanistaan ayaa sheegay Axadii shalay, in tirada dadka ku dhintay daadadkii Jimcihii ku dhuftay waqooyiga gobolka Baghlan ee dalkaasi ay gaartay ugu yaraan 315, iyadoo in ka badan 1,600 oo qof ay ku dhaawacmeen.

Wasaaradda qaxootiga ee Afghanistan ayaa warkan khasaaraha la xiriira ee ugu dambeeyay ku soo bandhigtay, barteeda X oo hore loo oran jiray Twitter.

Waxa ay sheegtay in in ka badan 2,600 oo guri ay โ€œgebi ahaan burbureenโ€ gobolka tan iyo markii ay masiibadu dhacday kadib roobabkii lixaadka lahaa ee daโ€™ay.

Wasaaraddu waxay ku nuuxnuuxsatay inay ka warbixinayso qiimayn horudhac ah oo laga sameeyay xafiiskeeda Baghlan, iyadoo sheegtay in khasaaraha maaliyadeed iyo midka biniโ€™aadamkaba uu kordhi karo.

Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay ayaa Axaddii isna barta X ku baahiyay, in inta badan meelaha ay dhibaatadu saameysey ee gobolka aaney baaburta gargaarka gaari karin, hase yeeshee ay isticmaaleysay Dameerro.

Ururka Caalamiga ah ee Socdaalka ee Qaramada Midoobay ee marka la soo gaabiyo la yirahdo IOM, ayaa isna ku raacay tirada khasaaraha ay soo sheegeen maamulka Talibaan ee dalkaasi Afgaanistaan ka taliya.

IOM waxay sheegtay in dhimashadu ay kor u dhaaftay 300 oo qof, waxaana la filayaa inay tiradu intaa ka badato .
Hayโ€™adda ayaa sheegtay in daadadkaasi ay burburiyeen in ka badan 2,000 oo guri.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed