Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Madaxweyne Biden oo u hanjabey Benjamin Netanyahu

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ugu gooddiyey Raโ€™isul Wasaaraha Israโ€™il Benjamin Netanyahu in haddii uusan joojin beegsiga dadka rayidka ah uu Mareykanku wax ka beddeli doono siyaasadiisa ku aadden dirirta Qasa.

Madaxweyne Biden oo khadka teleefoonka kula hadlay Raโ€™isul Wasaare Netanyahu ayaa u sheegay uu sharuud ku xirayo taageerada Mareykanku u fidiyo Israโ€™il haddii uusan qaadin tillaabooyin dhab ah oo lagu dhowrayo nolosha shaqaalaha samafalka iyo dadka shacabka ah oo dhibbane u noqday colaadda ka aloosan marin Qasa.

Mareykanka oo si buuxda isku garab taagey wixzii ka dambeeyey weerarkii Xamaas ku qaadday Israโ€™il 7-dii Oktoobar ee kal hore, ayaa markii ugu horreysey isku dayaya in uu cadaadis saaro mid ka mid ah xulifadiisa ugu dhow ee Bariga Dhexe.

Arrintan ayaa ku soo beegantay maalmo ka dib markii ciidanka Israโ€™il ay duqeyn ku dileen 7 shaqaale gargaar ah oo u shaqeynayey urur samafal oo Mareykanka laga leeyahay, kaas oo hawlo quudin ka wadey marinka Qasa.

Madaxweyne Biden oo in muddo ah dhegaha ka fureystay baaqyo isdaba-joog ah oo looga dalbanayo in uu adeegsado saameynta dhaqaale iyo tan militari ee Mareykanku ku leeyahay Isโ€™raโ€™il, si loogu qasbo xabad joojin, ayaa hadda u muuqda in cadaadiska uga imaanaya gudaha iyo dibbedu uu soo karay.

Lama saadaalin karo in Raโ€™isul Wasaare Netanyahu uu u dhego-nuglaan doono dalabka Madaxeweyne Biden uga yimid iyo in kale. Balse waxaa muuqda in dowladda Mareykanka dulqaadka ay u haysey hab-dhaqanka ciidanka Israโ€™il ee ku aadden bedqabka dadka biri-ma-geydada ah uu sii idlaanayo.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed