MW hore Farmaajo oo si adag uga hadlay xaalada Soomaliya

Madaxweynihii hore ee Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa si adag uga hadlay dhul Boobka ay dowlada Xasan Sheekh Maxamuud kawado magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaliya .

war qoraal ah oo uu soo saaray ayuu ku sheegay in la gaaray dhamaadka mudo xileedka Xasan Sheekh wixii intaas ka danbeeyana aan loo dulqaadan karin ficilada ay dowladiisu wado

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed