RW Xamse oo gaaray Magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo gaaray magaalada Laascanood ee xarunta Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, waxaanna garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka iyo Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed