Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Xuutiyiinta Yemen oo xiriir la billaabay Al-Shabaab

Saraakiil sare oo ka tirsan Waaxda Difaaca Mareykanka ayaa sheegay, in kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya ay xiriir iskaashi la billaabeen kooxda Xuutiyiinta Yemen, si ay isugu dayaan in awooddooda ay ku ballaariyaan Soomaaliya.

Saraal sare oo ka tirsan ciidamada difaaca Mareykanka oo codsaday inaanan la magac-dhabin ayaa sheegay, in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ay labadi sano ee lasoo dhaafay Al-Shabaab ka qabsadeen dhul ballaaran oo ku yaalla bartamaha Soomaaliya, balse ay Al-Shabaab dhinaca kale u rogeen guulahaasi.

โ€œAl-Shabaab waxay la shaqeynayaan Xuutiyiinta, waa wax la yaab leh oo walaaceeda leh.โ€ Ayuu yiri sarkaalkan Mareykanka ah.

Guuleed Axmed oo ah aqoonyahan ka tirsan Machadka Bariga Dhexe ayaa isna VOA-da u sheegay in Xuutiyiinta oo ah koox gacan ka hesha dowladda Iran ay doonayso in ay abuurto jiho cusub oo badweynta Hindiya ah oo Al-Shabaab ay ka heli karaan gantaalada casriga ah iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.

Waxa uu sheegay in Xuuthiyiinta ay horay ugu soo direen Al-Shabaab 3 Injineer oo ka dagaalama Koonfurta Soomaaliya si ay gacan uga geystaan dhismaha hubka casriga ah iyo Bambaanooyin loo sameeyo kooxda Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-Qacida.

Saraakiishu waxay sheegeen in malleeshiyada Xuutiyiinta Yemen ay xiriirkaan billowga ah u arkaan mid mudan in si dhab ah loo qaato, xilli ay isku dayayaan in ay sii wadaan halista ay ku hayaan maraakiibta Mareykanka iyo Britian ee Badda Cas.

Warbixintan oo ay diyaarisay VOA-da, ayay sidoo kale saraakiisha Mareykanku sheegeen in lixdi bil ee lasoo dhaafay ay Al-Shabaab dinac kale ugu rogeen guulihi ay Ciidanka Milatariga Soomaaliya ka gaareen howlgallada ay kula dagaallamayaan Al-Shabaab.

Saraakiisha Difaaca Mareykanka waxay kaloo sheegeen, in tirada malleeshiyaada Al-Shabaab ay hadda dib ugu soo laabatay tiro u dhaxeyso 12,000 ilaa 13,000 oo dagaalyahan.

Kororkaasi ayay sheegeen inuu dhacay kaddib marki ay Al-Shabaab xoojisay isku daygeeda dhalinyarada ay qorato iyo dhaqaalaha soo galo kooxda, iyaga oo si gaar ah uga faaโ€™iideystay is-afgaradki horraanti sannadkaan ay kala saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland, kaas oo marki danbe keenay inuu xumaado xiriirka diblamaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya.

Xigshao VOA

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed