Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Xildhibaan Abiib oo Xubinnimada Golaha Shacabka waayay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa sheegay in mudane ka tirsanaa golaha shacabka uu lumiyay xubinimadiisii Golaha, sidaasi daraadeedna looga baahanyahay hayโ€™adaha ku shaqada leh in ay soo buuxiyaan kursiga lambarkiisu yahay Hop201.

Xildhibaanka lumiyay xubinimadiisi Golaha Shacabka oo lagu magacaabo Dr. Cabdullahi Xaashi Abiib ayaa lagu tilmaamay sababaha uu kursiga u lumiyay ay tahay in uusan soo xaadirin Golaha Shacabka in ka badan laba kalfadhi oo xiriir ah, sidoo kalana uusan soo gudbin sabab maangal ah oo ku saabsan maqnaanshihiisa,

Sidaas darteedna uu ku lumiyay xubinmadiisii Golaha Shacabka si waafaqsan Qodobka 59aad, faqradiisa (d) iyo Qodobka 8aad, faqradiisa (4) ee Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka.

Dr. Cabdullahi Xaashi Abiib oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka kasoo galay degaan doorashadiisa Gobolada Waqooyi ayaa Hab dhowraha Golaha shacabka waxa uu shaaca ka qaaday in fadhiyada Baarlamaanka kaliya uu soo xaadiray shan kulan oo kaliya 141 kulamo ay yeesheen mudanayaasha Golaha shacabka Soomaaliyeed.

Warqada kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa lagu sheegay in isgoo dhaqangalinaayo Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe qodobada kor ku xusan, waxuu ku wargeliyay Hayโ€™adaha ay quseyso in ay soo buuxiyaan kursiga bannaanaaday, iyada oo loo marayo hanaan waafaqasan dastuurka.

Xildhibaan Dr Cabdullaahi Xaashi Abiib ayaa waxa uu dhowr jeer barta uu ku leeyahay X ku daabacay warbixino ay u badan yihiin eedeymo kul kulul uu ujeedinayo Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo Guddoonka Baarlamaanka.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed