Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Wasiir Fiqi oo kulan la yeeshay Agaasimaha Build Up

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Agaasimaha Build Up Jerry McCann, iyo Madaxa Siyaasadda loo dhanyahay Meghan Brown.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa si looga wada hadlo iskaashiga labada dhinac iyo sida Build Up ay u taageeri karto ujeedooyinka iyo howlaha Wasaaradda  oo ay ka mid tahay aasaasidda Xarun Wadahadalka Qaran. Sida lagu yiri qoraal ka soo baxay Wasaaradda.

Sidoo kale kulanka Wasiirka iyo Masโ€™uuliyiintaan ayaa waxa ay uga wada hadleen; Qodobbada Wadahadalka Qaran ee mudnaanta leh iyo suurtagalnimada ku dhafidda fanka iyo hal-abuurada dhijitaalka ah, dimuqraadiyaynta Soomaaliya ee Guulaha iyo tallaabooyinka xiga ee mudnaanta leh  iyo Qaababka kale ee iskaashiga labada dhinac.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macallin Fiqi ayaa dhanka kale ugu mahadceliyey madaxdaan, isaga oo xusay in uu xafiiskiis uu xoojin doodan wada shaqeynta madaxdaan.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed