Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Ururka ONLF oo hakiyay ka qaybgalka wada xaajoodka heer qaran ee Itoobiya

War saxaafadeed uu soo saaray Ururka ONLF ayaa lagu sheegay in ururku uu hakiyay ka qaybgalka wada xaajoodka heer qaran ee Itoobiya, iyagoo ururku ku eedeeyay dowladda inay baalmartay qaabkii loo hagi lahaa wada xaajoodkaas.

Ururka ONLF ayaa war saxaafadeedkooda ku xusay in Xisbiga Barwaaqo ee talada haya laantiisa degaan Soomaalidu uu si khaldan usoo xulay ka qaybgalayaasha wada xaajoodka heer qaran ee Itoobiya, iyagoo sidoo kale sheegay in xisbigu uu ku xadbay heshiiskii lala galay xisbiyada siyaasadda ee dalka Itoobiya.

ONLF waxa kale oo ay sheegtey in wada xaajoodkan heer qaran ee Itoobiya ay ka maqan yihiin siyaasiyiin muhiim ah oo ka socda degaannada Axmaarada, Oromada iyo Tigray, waxay ONLF sheegtay in wada xaajoodkan uu noqonayo mid hal dhinac ah oo aan loo dhanayn, sidaas darteedna aan keeni karin wax rajo ah, waa siday hadalka u dhigeen ONLF.

Gabagabadii war saxaafadeedkan ONLF waxay sheegtay inay ONLF ka goโ€™antahay in si dhab ah loo wada hadlo, wada hadalkuna uu noqdo mid loo dhan yahay dhammaan Axsaabta siyaasadda iyo bulshada qaybaheeda kala duwan, kaas oo keeni kara ayay dhaheen Nabad waarta oo ka hirgasha Itoobiya, inta intaa laga helayana aysan ONLF ka qaybgali doonin wada xaajoodkaan heeer qaran ee Itoobiya.

War Saxaafadeedka ONLF ayaa ku soo hagaagaya xilli maalmahan uu magaalada Jigjiga ka socdo kulamo lagu ururinayo ajandayaashii lagaga qaybgali lahaa wada xaajoodkaas, kaas oo ay ka qaybgalayeen Masuuliyiin ka socota heer faderal iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Jigjiga.

Nuxurka War saxaafadeedka ONLF ayaa ahaa inay ka biyo diiday qaabka loo hagayo wada xaajoodka heer qaran ee Itoobiya iyadoo degaannada dalka Itoobiya ay wali ka socdaan dagaallo iyo colaado soo jireen ah, isla markaana ay saaxada wada xaajoodka aan lagu soo darin siyaasiyiin muhiim ah oo ka socda degaannada ay colaaduhu ka jiraan ee dalka Itoobiya.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed