Ururka MAP oo Garowe Tababar ku soo Gabagabeeyay

Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) ayaa maanta 25 June, 2024 Garowe ku soo gabagabeeyey tababarka Dhisidda Awoodda iyo Tayada Hawlwadeennada Warbaahinta Puntland oo ay ka qayb qaadanayaan 25 iskugu jira Maamulayaasha Xarumaha Warbaahinta iyo hawlwadeenada.
Inta uu socdey waxaa Maamulayasha xarumaha warbaahinta iyo tifatirayaashu waxay is waydaarsaden khibradahooda shaqo iyo soo bandhigida qorshayaal lagu hormarinayo xarumaha warbaahinta Puntland.
Sawiro:

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed