Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa Maanta dil toogasho ah ku fulisay raggii dilay Macalinkii iyo Dhakhtarkii walaalaha ahaa ee lagu dilay Magaalada Dhuusamareeb.
Toogashada ayaa lagu fuliyay Nuur Cabdi Maxamed, Shuceyb Maxamed Faarax Aadan, iyo Bile Cabdullahi Xasan, kuwaas oo hore udilay Dr Axmed Xasan Cusmaan iyo Macallin Axmed Xasan Cusmaan oo ahaa walaalo.