Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Talyaaniga oo joojiyay fiisaha dalka ku galka Yurub

Dowladda Talyaaniga ayaa ku dhawaaqday inay joojisay soo saarista fiisaha dal ku galka Yurub ee loo yaqaano Schengen ee ay siin jirtay dadka Soomaaliyeed ee kasoo codsada.

War qoraal oo lagu daabacay barta X ee safaaradda Talyaaniga ee Muqdisho ayaa lagu sheegay in safaaradda Talyaaniga ee Nairobi ay joojisay soo saarista fiisaha Schengen ee dhammaan dadka kasoo codsaday safaaradda Talyaaniga ee Muqdisho.

Lama sheegin sababta dowladda Talyaanigu u joojisay fiisahan. Hase ahaatee, goโ€™aan bishii July ee sannadkan kasoo baxay Midowga Yurub ayaa lagu sheegay, in Guddiga Midowga Yurub uu soo jeediyay in la adkeeyo tillaabooyinka dal ku galka ee la siiyo muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Qoraal rasmi ah oo uu Guddigu soo saaray ayaa lagu sheegay in la soo jeedin doono in dalalka xubnaha Midowga Yurub ay awood u yeelan doonaan inay goโ€™aan ka gaaraan tallaabooyinka la qaadayo.

Ujeeddada tillaabooyinkan ayaa ah dib u soo celinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee sida aan caadiga ahayn ku gaaray Midowga Yurub iyagoo aan haysan dukumentiyo sax ah.

Soomaalida ayaa sidoo kale laga qaadi doonaa lacag badan oo fiisaha Midowga Yurub ee loo yaqaano Schengen ah, waxaana codsiyadooda fiisaha Schengen lagu qaban doonaa 45 maalmood gudahood, halka 15 maalmood ay ku qaadanayso muwaadiniinta dalalka kale.

Si kastaba ha ahaatee, Soomaali badan ayaa sanad kaste iska dhiiba Waddamada Yurub sida Talyaaniga, kaddib markii ay dalalkaas ku tagaan Viisooyin ay ku helaan siyaabo kala duwan.

Itoobiya iyo Gambia ayaa ah qaar ka mid ah dalalka Midowga Yurub uu ka qaatay tallaabooyin adag oo dhanka Viisaha ah.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed