Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

SSC Khaatumo oo Somaliland ku Eedaysay in ay Ceerigaabo Ka Barakicisay 50,000 oo Qoys

Maamulka SSC Khaatumo ayaa Somaliland ku eedeeysay  inay xadgudubyo ka geystay magaalada Ceerigaabo, isla markaana ay barakicisay 50,000 oo qoys oo ka qaxay colaadaha soo cusboonaaday.

Warsaxaafadeed kasoo baxay SSC Khaatumo ayaa lagu cambaareeyay falalka ay Somaliland kula kacday qayb kamid ah shacabka magaalada, sida ay SSC Khaatumo sheegtay.

โ€œMaamulka SSC Khaatumo wuxuu si adag u cambaareynayaa ficillada gardarrada ah ee ka dhanka ah shacabka ku nool magaalada Ceerigaabo iyo deegaanada ku xeeran,โ€ ayaa lagu yidhi warsaxaafaddeedka. โ€œFicilladani waxa ay tusinayaan ku xadgudub baโ€™an oo xuquuqda aadanaha ah.โ€

SSC Khaatumo waxa kale oo ay Somaliland ku eedaysay inay saddexdii toddobaad ee lasoo dhaafay ka barakicisay magaalada dad lagu qiyaasay 50,000 oo qoys, isla markaana la dhacay hanti kala duwan oo ay dadweynuhu ka tageen, taasoo keentay xaalad biniโ€™aadamnimo oo sii xumaanaysa.

โ€œTacadiyada waxaa ka mid ahaa dilka loo geystay saddex carruur ah iyo hooyadood, iyo afduubka laba wiil oo kala jiray 16 iyo 18 sano,โ€ ayaa lagu yidhi warsaxaafaddeedka.

Warsaxaafadeedka waxa kale oo lagu sheegay in ciidamada Somaliland ay masuul ka ahaayeen dagaalladii ka dhacay koonfurta Sanaag 15-kii iyo 17-kii December, balse ciidamada SSC Khaatumo ay si geesinimo leh isaga difaaceen weerarkaasi.

Ugu dambayn, SSC Khaatumo ayaa ugu baaqday dowladda Soomaaliya iyo beesha caalamka inay wax ka qabtaan xadgudubyada ay sheegtay in Somaliland ay kula kacday dadka ku dhaqan Ceerigaabo iyo deegaanada ku xeeran.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed