Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Soomaliland oo kashiftay Hishiisyo ay DFS la gashay Itoobiya

Wasiirka arimaha gudaha Soomaliland Maxamed Kaahin Axmed oo shir jaraaโ€™id warbaahinta ugu qabtay Magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay Hishiisyo ay Dowlada Soomaliya si qarsoodi ah ula gashay Itoobiya .

โ€œWasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa heshiis qarsoodi ah la soo galay Itoobiya oo ku saabsan iskaashiga arrimaha badda iyo dhulkaba, keena madaxweynuhu markuu madaarka kasoo dagay ayuu dadka uga waramayโ€ ayuu yidhi Wasiir Maxamed Kaahin.

Wasiirka ayaa dowlada Soomaaliya ku eedeeyay in ay dagaal kula jirto Somaliland iyo in ay been abuur ka samaynayso heshiiska labada dhinac, isaga oo sheegay in ay is difaaci doonaan markasta.

Wasiirku waxa uu dowlada Soomaaliya ku eedeeyay in ay Al Shabaab iska kaashanayaan burburinta Somaliland, iyada oo dowlada federaalku ay sheegtay in kaniisada Itoobiya ay imanayso Somaliland, taasi oo uu wasiirku ku sifeeyay qorshe la doonayo in dadka lagu kiciyo.

Dowlada Soomaaliya ayaa aad uga soo horjeedsatay isfahamka Somaliland iyo Itoobiya, iyada oo mudaharaado ay dowladu soo abaabushay ay maalintii labaad ka dhaceen gobolka Banaadir iyo qaar ka mid ah gobolada dalka

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed