Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Soomaaliya oo si rasmi uga mid noqotay dalkiisa 8-aad ee ururka bulshada Bariga Afrika

Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), iyadoo noqotay dalkii 8-aad ee Bulshada Bariga Afrika, ka dib markii ay dukumentiga ansixinta u gudbisay Xoghayaha Guud ee EAC , Dr. Peter Mutuku.

Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, oo Caruusha u joogay dhammaystirka ku biiritaanka EAC, ayaa ku saxiixay magaalada Entebbe ee Uganda heshiiska ku biiritaanka EAC.

Xafladda saxiixa heshiiskan ayaa waxaa goob joog ka ahaa madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Museveni.

Dr. Mathuki ayaa soo dhaweeyay in Soomaaliya ay noqoto xubinta cusub ee EAC, oo ah urur goboleed ay ku midaysan yihiin 8 dal, kaas oo ujeedadiisu tahay in ay xoojiyaan iskaashiga Waddamada ay saaxiibka yihiin ee dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo bulshada.

Waxa uu sheegay in ka mid noqoshada Soomaaliya ay xoojin doonto aragtida EAC ee ku aaddan xasilloon, iyo siyaasad midaysan oo ka hanaqaada gobolka Bariga Afrika ah.

Wuxuu ku ammaanay Soomaaliya sida ay u buuxisay shuruudaha heshiiska EAC, wuxuuna ku booriyay Soomaaliya in ay ansixiyaan oo ay dhaqangeliyaan shuruucda iyo xeerarka EAC.

Wasiirka ganacsiga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka goโ€™an tahay in ay ka qeyb qaadato hadafyada EAC, sida ganacsiga, kaabayaasha dhaqaalaha, caafimaadka, waxbarashada, beeraha, nabadda iyo amniga.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed