Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Somaliland ” Waxaan iska difaacaynaa cadow isasoo bahaystay ”

Shir aan caadi ahayn oo ay Golaha Wasiirada Somaliland yeesheen oo uu shir guddoominayay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa laga soo saaray go’aamo ay kamid yihiin difaaca Somaliland iyo qabashada doorashooyinka.

“Goluhu wuxuu caddeeyey in doorashada wakhtigeedii lagu qabanayo, dalkana si adag looga difaacayo kuwa  isu soo bahaysatay  inay waxyeelleeyaan qarannimada Somaliland ee u soo hanjabaya ee colaaddu u cusub tahay” ayaa lagu yidhi qoraalka kasoo baxay madaxtooyada.

Qoraalku waxa uu intaa ku daray in shacbiga Somaliland ay waajib ku tahay inay sidaa ugu diyaar garoobaan doorashada iyo difaaca Somaliland.

Madaxwayne Ku Xigeenkii hore ee Puntland Axmed Karaash ayaa dhawaan sheegay in SSC Khaatumo ay u baahantahay qayb kamid ah magaalada Ceerigaabo in ay calankeeda ka taagto.

Sidookale, xidhiidhka siyaasadeed ee Somaliland iyo Jabuuti ayaa xumaaday, kadib markii ay Jabuuti khatar u aragtay heshiiska Somaliland iyo Itoobiya, iyada dhaqdhaqaaqyo kasoo horjeeda Somaliland lagu martiqaaday caasimada Jabuuti.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed