Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Somaliland oo xidhay Maktabadii Masaarida ee Hargaysa

Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ay xidhay Maktabad ay  Masaaridu ku lahaayeen Hargaysa, iyadoo sheegtay in is afgaradkii ay la gaadhay Itoobiya uu guul kusoo dhamaaday.

Qoraal kooban oo lagu baahiyay bogga muuqbaahiyaha xukuumada Somaliland, ayaa lagu sheegay in guul laga gaadhay is afgaradkii Itoobiya.

โ€œXukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday in la xidhay maktabaddii masaarida ee magaalada Hargeysa. iyada oo geesta kale na xukuumaddu sheegtay in uu guul ku soo dhammaaday isfahankii dawladaha Somaliland iyo Itoobiyaโ€  ayaa lagu yidhi qoraalka.

Xukuumada Itoobiya oo shalay soo bandhigtay guulihii ay gaadhay sannadkii 2016 ee tirsiga Itoobiya, ayaa soo bandhigtay sawirkii Madaxweynaha Somaliland iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya xiligii ay saxeexayeen is afgaradka.

Bandhigan ayaa loo fahmay in Itoobiya ay ka goโ€™antahay in ay hirgaliso heshiiska, oo wali aan rasmi noqon. Heshiiska labada dhinac ayaa sababay in uu xumaado xidhiidhkii dowlaha Soomaaliya iyo Itoobiya.

Dhinaca kale, Somaliland iyo Itoobiya ayaa labaduba khatar u arka ciidamada Masar ee la filayo in ay yimaadaan Soomaaliya, iyadoo ay Somaliland ugu danbayn xidhay Maktabadii Masaarida ee Hargaysa.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed