Waxaa lasoo bandhigay shuruudaha laga doonayo Musharrixiinta, Beelaha leh Kuraasta iyo habraaca kale ee lagu xulayo Xildhibaanka ku fadhiisanaya kursiga Golaha Wakiillada ee Maamulka Waqooyi Bari 2025-20230.
Musharraxa Ragga ah waxaa la hordhigay in uu bixiyo lacag dhan $500 oo doollar halka dumarka oo saddexdii kursi jufada hesha mid kamid ah laga doonayo laga qaadi doonno kala bar lacagtaas oo ah $250 doollar.
Halkaan ka aqriso Shuruudaha oo dhammeystiran:


