Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay dagaalka Alshabaab

Raโ€™iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta shir Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Golaha ee maanta oo Khamiis ah looga hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Argagexisada gaar ahaan dagaalka lagula jiro Kooxda Al shabaab ah ee ka socda qeybo ka mid ah gobollada dalka.
Kulankaan Golaha wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu soo bandhigay warbixin faah-faahsan oo ku aaddan dagaallada socda ee lagu ciribtirayo argagixisada, iyada oo goluhu bogaadiyey geesinimada iyo naf-huridda ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaannada ee dagaalka kula jira Al shabaab.

Golaha wasiirada ayaa lagu adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la joogteeyo booqashada furimaha dagaalka, si loo dhiirageliyo geesiyaasha Qaranka u halgamaya sidii dalka looga saari lahaa Kooxaha Argagexisada.

Sidoo kale, Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa golaha warbixin ka siiyey booqashadii uu ku tagey furimaha dagaalka ee gobolka Shabeellaha Hoose maalintii ciidda, isaga oo golaha faray in la joogteeyo taakuleynta iyo garab-istaagga ciidanka Qaranka.
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta, ayaa golaha la wadaagtay halka ay marayaan howlaha shidaal baarista ee socda iyo caqabadaha jira, iyada oo Wasaaraddu caddeysay in ka hor dhammaadka sanadkan la soo gabagabeyn doono shaqada baarista ee loo yaqaan (3D Seismic Survey), si loo cayimo goobaha shidaalku ceegaago, looguna gudbo heerka xiga ee qodaalka ceelasha shidaalka.
Shirka Golaha ayaa lagu ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee ku aaddan Agaasime ku-xigeenka Heyโ€™adda Istaatistikada Qaranka, Cabdiraxmaan Cumar Daahir oo loo cusbooneysiiyay muddo xilleedka.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed