Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Senator Maxamed Gaagaab oo ku geeriyoodey dalka Turkiga

Masโ€™uuliyiin ka kala tirsan Dowladda Federaalka, Dowlad-Goboleedyada iyo xubno kale oo aqoon u lahaa Allaha U naxariistee Marxuum Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab u tacsiyeeyay ehelkiisa.

Sooyaalkiisa:

Maxamed Cali Yusuf gaagaab ayaa soo noqday Madaxweyne ku xigeenka Dowlad-Goboleedka Puntland, waxa uu ku dhashay Degmada EYL ee Gobolka Nugaal sanadkii 1944, Waxbarashada waxa uu kusoo qaatay qaybta hoose/Dhexe Magaalada Gaalkacyo.

Dugsiga Sare ee Jamaal Cabdinaasir Magaalada Muqdisho ayaa ka baxay sanadkii 1965tii, Deeq waxbarasho oo Soomaaliya ka heshay Jarmalka Bari ayuu kusoo bartay Sharciga, Shahaadadiisa labaad waxa uu daraaseeyay qaanuunka Caalamiga ah.

Goobaha kale uu kasoo shaqeeyay waxa uu noqday Kaaliye kasoo shaqeeyay Maxkamadda Sare Dalka, Macallin wax ka dhiga Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayuu noqday gaar ahaan Kulliyadda Sharciga.

Marxuum Gaagaab waxa uu kamid noqday Shakhsiyaadkii soo maray Xabsiga muddadii ay joogtay Dowladdii Militariga ahayd oo 7 sano ayuu xirnaa, burburkii Dalka ayuu saldhigtay Dalka Denmark kana mid noqday qurba joogtii Dalka isaga tagtay.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed