RW Xamse oo u Hambalyeeyay Madaxweyne Deni

Ra’iisul wasaaraha Soomaliya Xamse Cabdi Bare ayaa Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Denu ugu Hambalyeeyay dib u doorashada loogu doortay shanta sano ee soo socota xilka Madaxweynaha Puntland

RW Xamse ayaa Alle uga baryay Madaxweynaha in uu u fududeeyo masuuliyada culus ee markale loogu doortay .

Waxaan u hambalyeynaa Walaalkay Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta mar kale dib loogu doortay Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Puntland.

Waxaan u rajeynayaa Madaxweyne Deni inuu Alle u fududeeyo gudashada waajibaadka culus ee loo doortay.”
Sidoo kale Ra’iisul wasaare Xamse ayaa boggaadiyay dhammaan dhinacyadii ka qeyb qaatay in doorashadu ku qabsoonto si nabdoon iyo dadaalkii ay geliyeen sidii loo sii adkeyn lahaa midnimada iyo wadajirka shacabka Puntland, taasi oo muhiim u ah horuma…

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed