Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddi si gaar ah u agaasima Aaska Marxuum Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ahaa Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS.
Xubnaha Guddigaan waxa uu ka kooban yahay 12 xubnood oo kala ah:
2- Wasiirka Amniga Gudaha, Mudane Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag โ Xubin
3- Wasiirka Xannaanada Xoolaha, Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelaay โ Xubin
4- Wasiirka Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Shiikh Cabdiraxmaan Beene Beene โ Xubin
5- Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha, Mudane Maxamed Barre Maxamuud โ Xubin
6- Wasiiru Dowlaha Xafiiska Raโiisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaaniโ Xubin
7- Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Yusuf Al caddaala โ Xubin
8- Taliyaha Ciidanka Booliiska โ General Sulub Axmed Firin โ Xubin
9- Taliyaha Ciidanka Asluubta โ General Mahad Cabdiraxmaan Aadan โ Xubin
10- Habdhowraha Golaha Shacabka, Mudane Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux โ Xubin
11- Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir, Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) โ Xubin.
12- Guddoomiyaha Heyโadda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka (SodMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle โ Xubin.